Maraykanka oo safiir cusub usoo magacaabay Soomaaliya

20

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii.
warar hoose oo la helay ayaa sheegaya in Maraykanku uu beddalay Safiirkii horay ugu magacaawnaa Soomaaliya, waxaana sidasi shaaciyay saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.