Dowladda Mareykanka ayaa Maadxweyne Farmaajo iyo Madaxda Maaamul goboleedyada waxaa ay ugu baaqday in ay ka shaqeeyaan sidii dalka ay uga dhici lahayd doorasho nabdoon.
Qoraal kasoo baxay Safaaradda Maraykanka ee Muqdisho ayaa si toos ah loogula hadlay Madaxweyne farmaajo iyo Madaxda maamul Goboleedka .