Mareykanka oo ku baaqay in la kala diro ciidamada gaarka ah ee Maxamed Bin Salmaan

49

Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.

Jimcihii lasoo dhaafay ayay aheyd markii sirdoonka Mareykanka ay soo saareen warbixin sheegeysa in Maxamed Bin Salmaan uu ansixiyay dilkii loo geystay weriyihii Sucuudiga u dhashay Jamaal Khaashuqji