Mareykanka oo war ka soo saaray wada-hadallada DF iyo dowlad goboleedyada

17

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku boggaadisay Madaxtooyada Soomaaliya in ay si Wadajir ah Muqdisho isugu keenaan Madaxda dowlad Goboleedyada dhamaantood si loo gaaro qodobada muhiim-ka ah doorashooyinka.

Qoraalkan ayaa sidoo kale waxay si weyn loogu mahadceliyey Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor doorkii hoggaamineed ee shirkii Dhuusamareeb 3, waxaana lagu dhiirageliyay DFS iyo Dowlad Goboleedyada in ay dhameystiraan mabaa’diida heshiis ku saabsan is afgarad sal ballaaran leh.

Image may contain: text that says 'EMSAEY U.S. Embassy Mogadishu, Somalia @US2SOMALIA @US2SOMALIA appreciates @TheVillaSomalia for bringing FMS leaders together in Mogadishu. Greatful to @MrQoorqoor's leadership in #Dhusamareb3 process- statesmanship #Somalia needs.Encourage FGS/FMS FMS finalize principles of agreement on broad- based consensus.'