Mareykan:kiisaska xanuunka Karona-Fayras oo sii laba jibaarmay

32

Wadanka Maraykanka ayaa waxaa laba jibaarmay kiisaska xanuunka Karona-Fayras ee laga diiwaan galinayo dalkaasi.

Arbacadii oo qura waxaa ladiiwaan galiyay in kabadan 3,700 oo ruux oo xanuunka u dhimatay halka tirada dadka uu soo ritayna ay kaga badatay 250,000 oo ruux.

Guud ahaan dadka xanuunkan ugu dhintay wadanka Maraykanka ayaa ka badan 300,000 oo ruux. Sidoo kale tirada kiisaska ayaa ka badan 17 milyan oo ruux,

tiradaas oo ah shan meelood meel guud ahaan tirada bulshada ku nool dalkaasi.