Mas’uul ka tirsan HirShabelle oo is-casilay & sababta ka dambeysa

141

Xeer ilaaliyaha guud ee HirShabelle, Mudane Cabdullahi Maxamud Gacal ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xil-kaas, kadib war qoraal ah oo uu soo saaray.

Mr Gacal ayaa warqadda uu soo saaray ku sheegay inuu isku casilay,sababo isaga u gaar ah, islamarkaana uu ku war-geliyey madaxda dowlad goboleedka HirShabelle.