Maxa looga Hadlay Kulankii Golaha Wasiiradda ee Galabta.

45

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyay hinside sharciyeedka Maareynta Deegaanka halka lagu dhageystay warbixinno ku saabsan amniga dalka, Xanuunka COVID-19 iyo saameynta ka dhalatay roobabka dabeylaha wata ee ka da’ay xeebaha gobolka Bari ee Puntland iyo qodobada kale ayaa looga hadlay .

Maxaa