Maxaa ay ka wada Hadleyn Rooble & James Swan.?

39

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Dowlada Federalka Soomaaliyed  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan.

Kulankan ayaa Waxa ay uga wada hadleen  arrimaha doorashooyinka, nabadgalyada iyo Iskaashiga Somaaliya iyo Caalamka ee ku aaddan arrimaha horumarinta Soomaaliya

Ra;iisul wasaare Rooble ayaa waxa uu si gaar ah ugala hadlay arrimaha doorashooyinka iyo siidi loo wajahi lahaa arrimahaasi

wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa dhankiisa doo dhaweey kulanka uu la qaatay Ra’iisul wasaare Rooble  waxana uu sheegay in Qaramada Midoobey ay taageereyso dadaalad aay xukumadda Rooble ka wada dalka

kulanka labadda mas’ull ayaa waxa uu ku soo adaaya xili Somaliland ay xariirka u jartay QM iyadoo maanta soo saartay qoraal ku socda wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan

ilaaiyo hadda si toos ah ugama hadal QM hadalka ka soo yeeray Somalilnad.