Dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho ayaa Galabta waxaya hawada ku arkeyn wax yaab ah
Walaxdan iftiinka badan ayaa lagu arkay cirka dadka ayaa wada firinaya cirka Guryaha ayaa la isaga soo baxay iyadoo dadka cabsanayaan.
Lama oga waxa uu yahay Dadka qaar ayaa sheegaya in uu yahay Dayax Gacmeed, kuwa kalana waxa ay lee yihiin waa meerayaal soo dhawaaday tira ahaana waa lix.
HALKAAN KA DAAWO SAWIRADDA HAWADA MUQDISHO



