Maxkamadda Madaniga Ah Ee Gobolka Hiiraan Oo Sii Daysay Dad Horay Xabsiga Loo Dhigay

28

Maxkamadda madaniga ee gobolka Hiiraan ayaa sii deeysay 7-ruux oo shacab oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwaasi oo maamulka Hirshabelle xabsiga dhigeen 08 02 2021, kuwaasi oo horay loosoo qab-qabtay.

Dadka lasoo qabtay ayaa lo haystay arrimo ay ka mid yihiin kicin dadweyne, dhowr maalin ka hor ayeeyna maxkamadda dhageeysatay kiiska dacwada dadkaasi loo heestay.