Dhacdo Naxdin Leh:Meydka Gabar yar oo laga helay Magaalada Boosaaso

47

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari ayaa tilmaamay in halkaasi ay Maanta ka dhacaday  dhacdo naxdin leh .

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in  Gabar yar oo si arxan darro ah loo dilay Meydkeeda  laga helay xaafada Raf iyo Raaxo oo ka mid ah Xaafadaaha Magaalada Boosaaso

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in meydka  gbdha loo qadey Cisbitaalka weyn ee Magaalada Bosasso.

Ilaa hadda lama hayo waalidka dhalay Gabadhan yar oo aan la aqoonsan karin Wajigeeda Madama  ay six un loo dhaawacay wajigeeda kadibna la  dilay .

Sidoo ilaa iyo hadda laama amaanka  kama hadlay dhacdan naxdinta leh ee lagu dilay gabdhaan yar

Wixi ku soo kordho dhacdadaan  halkaan kala soco