Mid Kamid Ah M/Goboleedyada Oo Amray In La Xiro Goobaha Waxbarashada

72

Maamulka Galmudug ayaa soo saaray Go’aan looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 oo kiisas farabadan laga helay Magaalada Dhuusamareeb iyo deegaano kale oo ka tirsan Maamulkaas.

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa amar ku bixisay in la xiro goobaha Waxbarashada laga bilaabo Maanta oo bishan Maaro tahay 10, kuna egtay 18-ka bishaan, si looga hortego faafida Cudurka.