Waxaa goordhaw bilowday shir xasaaasi ah ah uu u socdaa Golaha Midowga Musharixiinta iyo qaar ka mid ah Madaxda Maamul Goboleedyada,
Shirka ayaa waxaa la soo sheegyaa in uu yahay mid ay kasoo bixi doonaan go’aano adag oo ay macquul tahy in ay noqdaan kuwa looga soo horjeedo DFS
shirka ayaa waxaa dabad joog ka ah warbaahinta sida ay shegayaan warar hoose oo aan helayno