Midowga Musharixiinta oo codsi u direen beesha caalamka

21

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa warqad ay u direen Beesha Caalamka ku sheegay in ay diyaariyeen Liiska xubnaha ay tahay in laga saaro guddiga doorashada ee lagu muransan yahay, in hal magaalo lagu qabto doorshada, iyo arrinta kuraasta Gobolada Waqooyi in looga danbeeyo Cabdi Xaashi Cabdillahi

HALKAAN KA AKHRISO