Midowga Musharixiinta oo dib u dhigay Dhibadbixi lagu balansanaa biri

22

Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon, sababo la xariira Arrimaha amniga maadaama ay sheegeen in dowladdu ka baxday doorkoodi kaga aaddana bannaanbaxa.

Madaxweynihii hore ee dalka Shiikh Shariif Sh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta ayaa ku dhawaaqay hadlkaan xili lafilyey in banaanabaxaan uu dhoco maalinta biri ah oo sabti ku beegan