Midowga Musharaxiinta oo Ka Hadlay Qilaafka Kenya & Somalia

29

Golaha Midowga Musharixiinta oo War Saxaafadeed kasoo saaray Caawa Go’aankii Xukuumada Soomaaliya ugu yeeratay Safiirkeeda kuna amartay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya in uu dib ugu laabto Dalkiisa.