Sawirro Miinooyin laga soo saaray jidka isku xira Balcad iyo Afgooye

19

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta qaraxyo ka soo saaray wadada xiriirisa Balcad iyo Afgooye, kuwaas oo ay ku aaseen dagaalyahanada Al-Shabaab.

.Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Balcad ayaa sheegay in Qaraxyaddan miinooyinka ah la doonayay in lagu dhibaato Shacabka ku safraya halkaasi.

.“Waxaan ku guuleysanay inaan soo saarno laba miino oo ay cadawgu ku aaseen wadada jaayga ah ee isku xerta degmada Afgooye iyo Balcad” ayaa lagu yiri War kasoo baxay maamulka.

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-8756589205009556&output=html&h=60&slotname=4806388220&adk=2232434815&adf=3793814884&w=468&lmt=1599565779&psa=1&guci=2.2.0.0.2.2.0.0&format=468×60&url=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2Fqaraxyo-laga-soo-saaray-wadada-xiriirisa-balcad-iyo-afgooye%2F&flash=0&wgl=1&adsid=ChAI8Nfc-gUQg9DBk5rB-bFzEkwAWLfl1PVw28Uy6rCgf4s0-005cNfpmtPIU8EvrXGT4mnCqyIaQ5gKO_DxErO6SVrsEmSodlrHuGrb0q-ogYwJx7_UHfpwDVNexO1g&dt=1599565771981&bpp=4&bdt=835&idt=1857&shv=r20200831&cbv=r20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Df4190415af4535d5%3AT%3D1579927423%3AS%3DALNI_MZRd41BICQuoYeRJJpaVPAUcqX_Qw&prev_fmts=728×90%2C468x60%2C468x60%2C300x250%2C300x600%2C0x0%2C324x250%2C324x250&nras=1&correlator=2874431451887&frm=20&pv=1&ga_vid=2144494605.1578982639&ga_sid=1599565772&ga_hid=2027986051&ga_fc=0&iag=0&icsg=153700415569916&dssz=44&mdo=0&mso=0&u_tz=180&u_his=1&u_java=0&u_h=768&u_w=1366&u_ah=728&u_aw=1366&u_cd=24&u_nplug=3&u_nmime=4&adx=255&ady=4953&biw=1349&bih=608&scr_x=0&scr_y=2546&eid=21066651%2C182982000%2C182982200%2C21066945%2C21067104%2C21067348&oid=3&pvsid=1721805844121103&pem=236&ref=https%3A%2F%2Fradiorisaala.com%2F&rx=0&eae=0&fc=896&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1366%2C0%2C1366%2C728%2C1366%2C608&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&cms=2&fu=8192&bc=31&jar=2020-09-08-11&ifi=4&uci=a!4&btvi=6&fsb=1&xpc=L2SFYYZflR&p=https%3A//radiorisaala.com&dtd=7730