Mudaharaad ka socdo muqdisho iyo Wararkii ugu Dambeeyey

32

Mudaharaadkaan oo looga soo horjeedo dilka guddoomiyaha degmadda Hodan ayaa hadda kasocda qeybo badan oo ka mid ah Muqdisho

Dudaharaadayaasha ayaa inta badan waxay banaanbax kawadaa degmada Hodan gaar ahaan Tarabuunka.

Dadka banaanbaxaya ayaa kasoo horjeeda dilkii loogeystay gudoomiyohooda aysana jirin wili cid loo qabtay dilkaasi