Musharax Daahir Geelle oo ku baaqay in ay sii socdaan wada-hadallada Rooble & Musharixiinta

68

Muaharax Madaxweynaha Soomaaliya kana mid ah Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku baaqay in la siiwado wada-hadallada Midowga Musharixiinta & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Waxaa uu si cad u sheegay muaharax Daahir Geelle in aan fagaaro lagu xalin karin, hayeeshee ay muhiim tahay in Miis lagu xaliyo si looga gudbo arrimaha murugsan ee taagan