Musharaxiin Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay in doorashada Lagu Shubto.

51

Qaar ka mid ah Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Soosaaray qoraal ay uga digayaan  in doorashada Madaxweynimo lagu shubto

Musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacay iney ka qeyb noqdaan doorasho ay ugu yeereen iney tahay boob iyo ku shubasho oo ay maamulayaan guddi ay ku tilmaameen shaqaale Dowladeed iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan NISA, taas oo baalmarsan dastuurka dalka.

Qoraalkan hoose ayey si wadajir ah usoo saareen 12-kaan musharax ee magacyadood hoos ku qoranyihiin.

Arrintaan ayaa waji cusub u yeeli karta mashruuca Doorashadda iyo damaca Dowladda.

Halkaan Hoose ka Akhriso.