Musharaxiinta Oo Ka Xumaaday Dowlad Taageero U Muujisay Guddiyada Lagu Muransan Yahay

50

Qoraal Kasoo Baxay Midowga Musharixiinta ayaa lagu sheegay in ay ka xun yihiin Tageerada Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya uu Umuujiyay Gudiga doorashada ee Lagu Muransan Yahay , Dhanka Kale qoraalka ayaa lagu Bogaadiyay Taageerada Joogtada ah Ee Dowlada Turkiga Eey siio Soomaaliya.

Ugu dambeyn Qoraalka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa loogu mahadceliyay taageerada joogtada ee dowladda Turkiga la garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed.

Safiirka Turkiga Mehmet Yilmaz ayaa shalay Xarunta Safaaradda Turkey ee Magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal Maxamed Xasan Cirro.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Musharaxiinta Madaxweynaha.