Musharraxa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Soomaalida ka difaacay Trump:

46

Xili doorashada dalak mareykna ay ka dhimantahay wax yar ayaa wxaa soo baxaya in Musharaxa madaxweyna Mareykanka Joe Biden in uu difaacayo soomalida Ku nool Dalka Mareykanka

Musharraxa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa waxa uu yiri “Trump waa ku ceeybeysan yahay inuu Soomaali qaxooti ah oo nolol wanaagsan soo raadsaday ku tilmaamo dad argagixiso ah, waxaan u baahanahay madaxweyne dadka isu keeno ee uma baahnin mid na sii kala qeybiyo”

Biden oo la tartamaya Trump ayaa waxa uu hadalka yiri isaga oo booqanaya gobolka Minnisota ee ay Soomaalida ku badan tahay.

Soomaalida dalak mareykan ayaa waxa ay aad u taagersnayihiin Musharraxa Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden  iyadoo xisboga uu ka sharaxanyahay Mr Biden  ay ku jiraan soomaali badan sida Ilhaan omar oo ka mid ah senetarada Aqalka cad