Muuse Biixi oo u soo jawaabay madaxweynaha Soomaaliya

61

Madaxweynaha Somalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) xalay sheegay ee ahaa in Somaliland asyan ka go’een Soomaaliya inteeda kale.

Biixi ayaa yiri “Shantii Soomaaliyeed inay midoobaan reer Somaliland kow bay ka yihiin, laakiin Caqliga siyaasiyiinta Xamar jooga iyo 5 madaxeyne ma yahay kii Soomaali isu keeni lahaa?.”

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) uu isaga uu yahay qofka wax ka socon la’yihiin.

“Farmaajo waxa aan leeyahay ha tilmaamin midnimo waadigii taababka u jaraye”. ayuu sii raaciyey Madaxweynaha Somaliland.” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey