Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Dalka Koofur-Afrika

136

Mawaadin Soomaliyed  oo kamid ahaa Soomaalida ku ganacsata Dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay Magaalada Derban eedalkaasi.

Marxuumka  ayaa  magaciisa lagu soo gaabiyay Faarax Weyd oo ka mid ahaa Soomaalida ganacsiyada ku leh dalkaas koonfur Afrika.

Xiliga uu dilku dhacay muwaadinka ayaa ku sugnaa goobtiisa ganacsi oo ku taalla Magaalada darban ee dalkaasi, taasi oo Soomaali badan ay ku leeyihiin Ganacsiyo waa weyn.

Kooxihii burcadda ee dilka u geeysatay mawadinka soomaliyed ayaa goobta isga baxasaday,mana ahan dhacdadii ugu horeysay oo laxariirta dilalka loo geeysanayo soomaalida oo ka dhacad dalka koonfur Afrika.