Nin lagu soo qabtay isagoo Miino ku aasayo degmada Janaale SH/Hoose +Sawiir

35

Ciidamada Milatariga Somaliya ee ka howlgala Gobolka Shabeeladda Hoose ayaa soo bandhigay Nin lagu qabtay isaga oo miino ku aasayo wadada xariirisa tuulada Buufow-Bacaad iyo degmada Janaale gobalka Sh.hoose

Ninkan ayaa waxa ay ciidaamada ka qabteen xili uu doonayayay in uu miino ku aaso wadad si uu dadka wadaaasi maraya ugu dhibaateen lahaa .

Ciidamada ayaa waxa ay sheegeyn in uu ka tirsanaa Nabad diidka Alshabab ee sida Dhuumaaleysiga ah uga dagaalama Deeganada Gobolka Shabeeladda Hoose .