Nin shaqadisii ku waayay weriye uu u hanjabay

29

Ducklo ayaa lagu soo waramayaa in uu gabadhaasi oo lagu magacaabo, Tara Palmeri, ugu hanjabay in uu “baabi’in doono” kaddib markii ay su’aalo ka weydiinaya noloshiisa gaarka ah.

Ducklo ayaa bayaan uu soo saaray shalay ku sheegay in uu adeegsaday luuqad aan habboonayn.

Madaxweyne Joe Biden ayaa horey wacad ugu maray inuu shaqada ka eryi doono qof kastaa oo ka tirsan maamulkiisa oo qof kale oo ay wada shaqeynayaan ula dh