Qaar Ka Mid Ah Waddooyinka Muqdisho Oo Ciidan Farabadan Lagu Soo Daadiyay

75

Dowladda Federaalka ayaa Ciidamo farabadan waxaa ay kusoo daadisay qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho, iyadoo maamlinimada berri ah la filayo in muqdisho uu ka dhaco bannaanbixii ay horay ugu dhawaaqeen Musharixiinta mucaaardka ah.

Isgooysyada qaar ayaa lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo waddooyinka lagu soo daadiyay, waxaana Ciidankani ay yihiin kuwo ka hortago rabshadaha.