Qabanqabada aaska Marxuum Cali Khaliif Galeyr oo Muqdisho ka socoto

39

Magaalada Muqdisho ayaa waxa ka socoto qabanqaabada munaasabadda janaasada meydka ra’isulwaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr oo shalay ku geeriyooday magalada Jigjiga.

Gudiga uu magacabay ra’iisul wasaare Rooble ayaa waxa ay kulan ay uga arrinsanayaan sidii loo soo qaadilahaa meydka ayaa waxa ay ku yeesheyn Muqdisho .

Maanta ayaa lagu wadaa in munaasabad janaasada iyo aaska ay ka dhacdo garoonka Aadan cadde waxana ka qeybgelidoono masuuliyiinta dowlada federalka Soomaaliya oo ugu horeeyo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo xildhibaanada labada gole ee dowlada siyaasiyiin iyo ehelada marxuumka.

Dhinaca kale wararka naga soo garanayo magaalada Jigjiga ayaa waxa ay sheegayaan in ay soorta gal tahay in lagu aaso halkaasi madama la sheegay in laga helay xanuunka covid 19 una geeriyooday taaso kenikarta in halkaasi lagu aaso.

Wararkii ku soo kordha halkaan kala soco.