Qaramada Midoobe Oo Sheegtay In Soomaaliya Ay Marti Galisay Qaxooti Farabadan Oo Ajaanib Ah

43

In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR .

Dadkaas waxay badankood ka yimaadeen wadamada Ethiopia,Syria Iyo Yemen .