Qarax ay askar ku dhinteen oo ka dhacay Koofur galbeed dalka Pakistan.

73

Ciidankan ayaa ahaa kuwa ilaalada xadka oo iyagu ku jiro howlgal amni sugid ah sida uu sheegay afhayeen u hadlay ciidamada.

Ilaa hadda ma jirto cid si rasmi ah u sheegtay mas’uuliyada weerarkaasi inkasto ay ka dhaq dhaqaaqan Maleshiyaad lagu eedeyay inay lacago ka helaan dowladda India