Qarax ka dhacay Muqdisho + Faah-faahin dheeraad ah

120

Qaraxaan ayaa ka dhacay xarunta degmada kaaraan ee gobolka bnaadir wuxuuna ahaa sida lasheegay miino

Hal qof ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday waxaana sidoo kale burburay dhismaha xarunta degmada Kaaraan.

Marka uu qaraxu dhacayay goobta waxaa ka socday wacyigelinta Covid-19