Qarax khasaaro Geestay oo maanta ka dhacay Degmada Qansax Dheere ee Gobolka Baay

31

Wararka aan ka heleyno Goblka Baay ayaa waxaa ay Sheegayaan in  Qarax khasaaro geestya uu  ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay  

Wararka ayaa  sheegaya in lagu xiray gaari uu watay Gudoomiyaha degmada Qansaxdheere, waxaana ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dadka ku dhintay waxaa ka mid ah gudoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda, sidoo kale labo oo shacab ah oo mid ka mid ah uu la shaqeynayay hay’ad gargaar.

Maamulka Degmada Qansax Dheere ayaa inoo xaqiijiyay in qaraxaasi uu ku dhawaacmay Gudoomiyaha Degmada Qansax Dheere