Jugta qraxaan oo inta badan laga maqlay degmooyinka magaalada muqdisho aya ehed mid aad u xoogan
Qaraxa ayaa kadhaacy wadada c/qasim ee degmada hodan ee gobolka banaadir wuxuna aha nuuca dhulka lagu duugo aydoo ilaa iyo haatan aan la ogyen cida lala eegtay
Qaraxaan ayaa dhacay xili dadku ay u kala socdeen shaaooyinkooda
Wili lama xaqqijin khasare qaraxaan
Lsoco wixii ku soo kordha