Qaxootiga Kunool Xerada Dhadhaab Oo Dhigay Banaanbax Cabasho Ah

22

Waxaa Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab gar ahaan Xerada ifo ka dhacay banan bax cabasho ah oo looga horjeeday xaaladda nolol ee dadka ku jira xeryaha, kadib markii hayadaha samafalka ay hoos u dhigeen adeegyadii rashinka ee la siin jirey.

Dadka Qaxootiga ayaa sheeegay in bishiiba mar la siin jiray adeegyada raashinka balse hada la siiyo labadii bilood hal mar, waxayna sido kale sheekan in xarumo caafimaadka,isla markaana la kala diray howlwadeenadii Caafimaadka.