Qof shacab ah oo lagu dhex dilay xarun shirkada hormuud ay ku leedahay degmada Yaaqshiid

63

Mid ka mid ay ilalada Shirka Hormuud Qeeybteeda Suuq-Bacaad ayaa Daqiiqado ka hor togtay qof shacab ah.

Sida la sheegay ninka la dilay wuxu watay tooreey/mindi waxa soo kala Dhexgalay muran Asiga iyo ninka ilalada aha kadibna Halkaas ayuu ku Dilay.

Ninka Dilka geestay ayaa  goobta iskaga baxsaday waxana hada goobta  soo Gaaray Maamulka Degmada Yaaqshiid Ee Gobolka Banaadir