Saturday, July 24, 2021
Bogga Hore Wararka Manta Qoor Qoor Oo Kulamo Ka Bilaabay Magaalada Muqdisho

Qoor Qoor Oo Kulamo Ka Bilaabay Magaalada Muqdisho

28
Home  WARKA MAANTA  Sawirro: Qoor Qoor oo kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho

Sawirro: Qoor Qoor Oo Kulamo Ka Bilaabay Magaalada Muqdisho

129
0
    

Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan.

Qoor Qoor iyo ergeyga gaarka ah ayaa ka wada hadlay dadaalada beesha caalamka ay ugu jirto qabsoomidda Shir lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka gaar ahaan heshiiskii 17kii September 2020 ee Muqdisho iyo shirarkii guddiyada farsamo ee Baydhabo kusoo gabogaboobay 16kii Febraayo 2021.

Sidoo kale madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta la kulmay Danjiraha anjiraha Dowladda Mareykanka U fadhiya Soomaaliya Md. Yamamooto.