R/W Rooble oo magacaabay Guddiga doorashada xubnaha labada gole ee baarlamaanka ee ka soo jeeda Somaliland.

46

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Xubnaha Guddiga ee la magacaabay ayaa waxaa keensaday qaarkood Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka iyo xubno ka tirsan Wasiirada.

Halkan Hoose ka akhriso.