R.wasaare Hore Kheyre oo la Kulmay Ganacsatada Nairobi.

31

Qaar Ka Mid ah Ganacsatada Soomaaliyed ee Dalka Kenya, Ayaa Ku Booqday Hooyga uu Ka Daganyahay Magalada Nairobi Ra’isul-Wasarihi hore Somalia Ahna Musharax Madaxweyne Mudane Hassan Ali Khayre,.


Kulanka ay wada qaateen ganacsatada iyo Xasan Kheyre ayaa ku Soo idlaaday is Afgarad dhan walba ah

Ganacsatada la kulantay Kheyre ayaa Waxaa Hogmaaniyey Nabaddoon Xaaji Caraaye.

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa amaanay Doorka ganacsatada Soomaaliyed ay ka qaateen horumarka dalka Soomaaliyed

Musharax Hassan Ali Kheyre ayaa ganacsatada Kacodsaday in Ay Katageerto Dorashada 2021.

Ganacsatada ayaa soo dhaweeyay musharaxnimada Cali Cali Kheyre iyagoo balanqaaday in ay la shaqeyndoonan .

Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maalmahan kulamo ka waday dalka Kenya waxaa la kulmay siyaasinta waxqabadka aqoonyahanka odayaasha iyo ganacsatada Soomaaliyed.