R/wasaare Rooble oo amaro dul-dhigay golaha wasiirada ee xilka sii haya

51

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa amaro culus dul-dhigay xubnaha golaha wasiiradda xil-gaarsiinta ee xukuumaddii hore.

Warqad ka soo baxday xafiiska Rooble ayaa waxaa golaha wasiiradda lagu faray in go’aan kasta, ama qoraal walba oo ay soo saarayaan in ay la tashi kala sameeyaan isaga, ka hor inta aan la faafin.

Halkan hoose ka aqriso:-