R/Wasaare Rooble oo Caawa Magacabay Gudiga Doorashada Heer Federal.

23

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay xubnaha dowladda federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federalka Soomaaliya.

Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga.