Kulamadan ayaa looga gogol 9leeyahay sidii xal waara looga gaari lahaa muranka ka taagan guddiyada doorashooyinka.
Sidoo kale R/Wasaare Rooble ayaa la filayaa inuu kulamo gaar gaar la qaato xubnaha musharixiinta mucaaradka ee aadka u diidan guddiga doorashooyinka
Shalay ayay aheyd markii R/Wasaare Rooble uu kulan la qaatay hoggamiyaha Xisbiga Wadajir ee CabdiraxmaanCabdishakuur Warsame, kaasi oo uu kala hadlay arimaha doorashooyinka iyo sidii loo dhameyn lahaa tabashooyinka ay qabaan xubnaha mucaaradka ah