R/Wasaare Rooble oo Hambalyo u diray ummadda Muslimka

32

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa hambalyo u diray dhamaan ummada soomaaliyeed
Munaasadda dhalashada Nabigeenna Muxammed NNKH

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisulwasaare Rooble ayaa lagu yiri “Waxaan Ummadda Islaamka iyo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda dhalasha Nabigeenna Muxammad NNKH.”

Maanta ayey ku beegantahay 12 Mowliid waxaa dalka ka socdo Munaasabado lagu weyneynaayo Maalintaasi.