R/Wasaare Xasan Cali kheyre oo dalka dib ugu soo laabtay

137

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Qatar ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka.

R/wasaraha ayaa waxaa garoonka aadane cade ee magaaalada muqrisho ku soo dhaweyey wafdi isugu jiray Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale,

Safarkiisa dalka qatar ayaa waxaa uu ahaa mid guul ah asigoo intii halkaa uu ku sugnaa la kulamay masuliyiin kala duwan oo xilal kahaya dowlada dalka Qatar

Xasan Cali Kheyre ayaa booqday xarunta safaaradda Soomaaliya ee dalka Qatar, waxaana uu kula kulmay Madaxda Safaaradda oo uga warbixiyay shaqada Xarunta Safaaradda ka socota.