Rag Walxo Qarxa Ku Diyaarinayay Magaalada Boosaaso Oo Gacanta Lagu Dhigay

62

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso xaafado ka tirsan ayaa sheegaya in la soo gabagabeeyay howlgal dhowr saacadood qaatay oo ay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan PSF-ta.

Howlgalkan oo ahaa mid qorsheysan ayay ciidamada ku beegsadeen guri ku yaala gudaha magaalada Boosaaso, halkaasi oo ay ku qabteen rag ka tirsan kooxaha argagixisada ah isla markaana halkaasi ku diyaarinayay waxlaha qarxa.