SAWIRRO: Ra”iisul wasaaraha & Madaxweynaha KGS oo kormeeray Xaruunta Ciidamada Xooga dalka ee 60-aad

45

Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si wadajir ah u kormeerey Xarunta Taliska Qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka iyo Dugsiga Tababarka Ciidanka Dowlada UK ee Magaalada Baydhabo.

Kormeerkan ayaa waxa uu ahaa mid ay ugu koorgalayaan xaalada ciidamada iyo tababarada ay qadanayaan Ciidaanka Dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawiradda :