Ra’iisul Wasaaraha oo Caawa Magacaabay Guddiyada doorashada Xildhibaannada Beelaha Banaadiriga

23

Ra’iisul Wasaaraha oo Magacaabay Guddiyada Maamulaya doorashada Xildhibaannada Beelaha BanaadirigRa’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Caawa magacaabay xubnaha Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga oo ka dhaxeysa Magaalada Muqdisho.

Guddiga oo ka kooban 11 Xubnood Xubnood waxaa kaliya ay maamuli doonaan doorashada Xildhibaannada Beelaha Banaadiriga ee lagu dooranayo Magaalada Caasimada ee Muqdisho.