Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo.
Ra’iisul Wasaare Khayreayaa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan ku guugaabiyay in ay ilaashaadaan taariikhdoodii gobanimo doonka oo astaan u ah geesinimada, go’aan adaygga iyo kartida Umadda Soomaaliyeed.
Shacabka somaliyeed ayaa si weeyn ugu dabaaldagaayo maalamaha xoriyda ayagoo banadkood xiran calanka Somaliya