Ra’iisul wasaare Rooble oo caawa dalka dib ugu soo laabtay

49

HomeNews

Ra’isul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

By mahad -6 October 2020https://www.facebook.com/plugins/like.php?href=https://www.jowhar.com/2020/10/06/raisul-wasaare-rooble-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay/&layout=button_count&show_faces=false&width=105&action=like&colorscheme=light&height=21 Facebook Twitter

https://googleads.g.doubleclick.net/pagead/ads?client=ca-pub-0455975177838684&output=html&h=343&slotname=4699663343&adk=1313122053&adf=2417998330&w=412&lmt=1602008336&rafmt=1&armr=1&psa=1&guci=2.2.0.0.2.2.0.0&format=412×343&url=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2F2020%2F10%2F06%2Fraisul-wasaare-rooble-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay%2F&flash=0&fwr=1&rs=1&rh=250&rw=300&rpe=1&resp_fmts=3&sfro=1&wgl=1&uach=WyJBbmRyb2lkIiwiOSIsIiIsIlNNLUo0MTVGIiwiODUuMC40MTgzLjEwMSIsW11d&tt_state=W3siaXNzdWVyT3JpZ2luIjoiaHR0cHM6Ly9hZHNlcnZpY2UuZ29vZ2xlLmNvbSIsInN0YXRlIjowfV0.&dt=1602009145824&bpp=57&bdt=527&idt=57&shv=r20201001&cbv=r20190131&ptt=9&saldr=aa&abxe=1&cookie=ID%3Dee1b91170a164b18%3AT%3D1583312042%3AS%3DALNI_Mbth3lbMW81lXc61Sq3M2-GpXBiEw&prev_fmts=412×343&correlator=3287688995860&frm=20&pv=1&ga_vid=1436618636.1602009146&ga_sid=1602009146&ga_hid=142815893&ga_fc=0&iag=0&icsg=35754&dssz=17&mdo=0&mso=0&u_tz=180&u_his=50&u_java=0&u_h=846&u_w=412&u_ah=846&u_aw=412&u_cd=24&u_nplug=0&u_nmime=0&adx=0&ady=989&biw=412&bih=718&scr_x=0&scr_y=0&eid=42530671%2C21066467%2C21066819%2C21066973&oid=3&pvsid=1193556328841379&pem=149&ref=https%3A%2F%2Fwww.jowhar.com%2F&rx=0&eae=0&fc=644&brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C412%2C0%2C412%2C718%2C412%2C718&vis=1&rsz=%7C%7CoeEbr%7C&abl=CS&pfx=0&fu=8320&bc=31&ifi=2&uci=a!2&btvi=1&fsb=1&xpc=9s5702YwgV&p=https%3A//www.jowhar.com&dtd=89

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga uu horkacayo ayaa caawa dib ugu soo laabtay dalka kadib markii uu safarkiisi ugu horeeyay tan iyo markii la magacaabay uu ku tegey dalka

Ujeedka booqashada uu dalka Kuwait ku tegey Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ahayd ka qeybgalka tacsida iyo ducada Amiirkii dalka Kuwait ee dhawaan geeriyooday Shiikh Sabaax Alaxmed Alsabaax .

Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka Kuweyt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al-jaabir Al-sabaax ayaa gaarsiiyey tacsida Shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan geeridii Alle ha u naxariistee Amiirka dalkaas Marxuum Sabaax Al-Axmed.

Raisul wasaaraha ayaa intii uu booqashada ku joogay dalka Kuwait waxa uu booqday xarunta safaaradda dowlada Soomaaliya ay ku leedahay Kuwait.

Intii uu booqashada ku joogay Ra’iisul Wasaaraha safaarada ayaa waxa uu warbixin ka dhageystay Safiirka iyo howlwadeennada safaaradda.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu wadaa inuu magacaabo golihiisa wasiirada dhowrka maalmood ee soo socota.