Ra’iisul wasaare Rooble oo Codsi u diray maamul goboleedyada dalka

9

Raysalwasaaraha xukumada federaalka  Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxweynayaasha  dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka la xariira Doorashooyinka .

Guddigan, ayaa waxaa horey  ugu heshiiayy in al soo dhiso madaxda DFS iyo madaxweynayasha maamul gobaleedyada, waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin la soo magacaabo gudiga

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO CODSIGA RA’IISULWSAARE ROOBLE