Ra”iisul wasaare Rooble oo Kulan Amniga ah la qaatay Sarakiisha Ciidanka Xooga dalka iyo Kuwa Amisom

29

Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maalmaahn holwo shaqo ku jooga magaalda beydhabo ee Xruunta Gobolka Baay iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa kulan la qaatay Taliyaha Qeybta Sedexaad ┬áCiidanka Amnisom iyo Taliyaha Qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka Waxaana kulanka looga Hadlay Dardargelinta Howlgalada lagu Xaqiijinayo Amniga Dalka.

Sarakiisha Ciidaanka iyo Ra”iisul wasaare Rooble aayaa waxaa ay ka wada hadleyn Xaalada Amni iyo tababaradda Ciidamada Xooga Dalka .